Qeexid
"Wax xubno u yeelid."
Qeexid Xigta
Wax xubno u qaybin.
[-neeyay, -naysay]
xubne eeyay
xubne aysay
f.g2"Wax xubno u yeelid."
Wax xubno u qaybin.
Wadaag:
Qaybaha oogada nafleyda middiiba, siiba inta laba kalaggoys u dhexaysa ama isku cad ah.
Dadka maamul ama urur ka koobanyahay, midkiiba.
m.dh
Wadaag:
Cid xujo ku xirid.
Cid eedeyn.
f.g2
-jeeyay, -jeysay
Wadaag:
xubin dhac m.l (-bno ..., m.l) (daaw.) Xubin ama sooh oo hoos uga dhaqaaqa meeshiisii caadiga ahayd, badanaa waxa keena sooha taageera oo dabca. Rimmaydhac iyo siil-dhac waxa keena, inta badan, jiidid iyo jeexmid ku dhaca sooha taageerada xilliga dhalmada.
Wadaag: