Qeexid

"Godka yarka ah oo caloosha bartankeeda ku yaal."

Qeexid Xigta

Hab waalidku carruurtiisa wax xoolo ah, u siiyo (ilmaha dhashay xuddunta laga gooyo baa neefka la siinayo loogu xiraa; xuddunxir).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xuddun oo kali ah:
  • Waxaa naga go’an in danaha dadka Soomaaliyeed aan xuddun uga dhigno dhammaan tallaabooyinkeenna.
  • Mowduucyada kale ee maansada Timacadde, beryahaa xuddunta u noqday, 'waxa ka mid ah tixo uu ka tiriyay jabkii Talyaaniga ka qabsaday Itoobiya iyo dagaalkii dunida ee 2aad, oo saamayntiisa ku yeeshay dadka iyo degaannada Soomaaliyeedba.