Qeexid

"X. ah: xero weyn oo aad loo adkeeyay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xuddur oo kali ah:
  • Cayaarta Dambe ayaa iyaduna ahayd mid Xiisa badan oo ay Soo camireen taageerayaasha labada Gobolka ee Kal ah Bari & Bakool oo kala socaday Magaalooyinka Xuddur iyo Boosaaso.
  • Wasiiro iyo Xubno Baarlamaanka ka tirsan oo ka soo jeeda beesha Digil iyo Mirifle ayaa xilligaas si degdeg uga duulay Nairobi, una kicitimay dhinaca Xuddur.