Qeexid

"(-do, m.l) Soohdin; seere; xad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xudduud oo kali ah:
  • . Labada dal waxa ay ogalaansho siinayaan guddiga badaha in ay sidaas labada 200 oo mile uga sii kordhiyaan iyagoon fiirin is-afgaranwaaga xudduuda labada dal.
  • Golaha Wakiilada ayaa ay ahayd in uu u saaro guddi ka baaraandega, ka doodo, deetana dejiya shuruucda, xudduudda, xeer hooseedyada, qaab-hawleedka, iyo awaamiirta haga hay'adaha warbaahinta.