Qeexid
"X. ah: xoolaha intooda tabarta yar."
"X. ah: xoolaha intooda tabarta yar."
Wadaag:
Nafley dheddig oo abaahida ama galmada horeba ku rinta; tiblabood. ld qarnugul.
m.l
Wadaag:
Niyad dabacsanaan raxmadi ku jirto.
Fuleynimo.
Adkaysi yari.
m.l
Wadaag:
Raxmad iyo debacsanaan loo yeesho nafley dhibaateysan.
ld beernuglaan.
m.l
Wadaag:
Geedaha intooda lafta jilicsan, abaarta u adkeysi yar ee si sahlan loo tallaali karo, mirihiisa dhaqso u bislaadaan.
m.l.u
Wadaag: