Qeexid
"Xoolo isku duuban, si degdeg ah u kaxayn, u eryid."
Qeexid Kale
Hilib ku haray maqaarka ka jarjarid. ld hug.
Qeexid Xigta
Si aayar ah maqaarka ama xuubka uga saarid.
[-gay, -gtay]
xug2 ay
xug2 tay
f.g1"Xoolo isku duuban, si degdeg ah u kaxayn, u eryid."
Hilib ku haray maqaarka ka jarjarid. ld hug.
Si aayar ah maqaarka ama xuubka uga saarid.
Wadaag: