"eeg xaaji."
Wadaag:
Cid xujo ku xirid.
Cid eedeyn.
f.g2
-jeeyay, -jeysay
eeg xujee.
m.f.dh
Weyddiin adag oo aan sahal looga jawaabi karin.
Dembi; Eed.
m.dh
(-oobay, -owday; -oobi) Wax xujo galay noqosho.
f.mg1
(-byo, m.dh) Qabri; xabaal. ld xujuub.
m.l