"(-layaal, m.l/dh) Qof had iyo jeer xujo keena. ld xujaale."
Wadaag:
Weyddiin adag oo aan sahal looga jawaabi karin.
Dembi; Eed.
m.dh
eeg xujow.
m.f.dh
(-oobay, -owday; -oobi) Wax xujo galay noqosho.
f.mg1
ld xujoole.
m.l
Nooc caws oo qodaxa leh.