Qeexid

"xukun militeri m.l 1. (siyaa.) Dawlad militri oo ku qabsatay awoodda xukunka xoog militeri, doorasho la'aan. 2. (siyaa.) Sharciyo gaar ahaan lagu soo rogo dal, awood dhe raadna siiya taliyaasha xoogga dalka, markuu dalkas gudihiisa ama dibaddiisa dagaal halis ah ka jiro."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xukun oo kali ah:
  • Xukuno isugu jira Dil iyo Gacma goyn oo Maanta ay fuliyeen Xarakatul Shabaab Al-Mujaahidiin 26 Apr 2010- "Markii uu Maxkamadda horteeda ka caddeeyay inuu galay dambiga lagu soo eedeeyay Shiine Abubakar waxaa lagu xukumay in laga gooyo gacanta midig"..
  • Taasina waxay kala mid tahay Soomaaliya waddamo badan oo shacbigeedu Muslim yahay, maamulka lagu xukumana uu yahay mid aadami dejiyey (xukun wadci ).