Qeexid
"xukun-la'aan m.dh 1. (siyaa.) Dawlad la'aan. 2. (siyaa.) Dhaqdhaqaaq siyaaso-bulshadeed oo aaminsan in qaranku uu ku dhisnaado xuriyadda iyo madaxbannanidda qofka."
"xukun-la'aan m.dh 1. (siyaa.) Dawlad la'aan. 2. (siyaa.) Dhaqdhaqaaq siyaaso-bulshadeed oo aaminsan in qaranku uu ku dhisnaado xuriyadda iyo madaxbannanidda qofka."
Wadaag:
xukun militeri m.l 1. (siyaa.) Dawlad militri oo ku qabsatay awoodda xukunka xoog militeri, doorasho la'aan. 2. (siyaa.) Sharciyo gaar ahaan lagu soo rogo dal, awood dhe raadna siiya taliyaasha xoogga dalka, markuu dalkas gudihiisa ama dibaddiisa dagaal halis ah ka jiro.
Wadaag:
Talis, guddoon.
ld xugmi. Go'aan maxkamadeed.
ld xakaamad, xukuumad. Dowlad; dawlo. ld xugun.
m.l
Wadaag:
Wax xukun ku dhacay ahaansho.
f.mg4
-mnaa, -mnayd
Wadaag:
Wax aan wanaagsanayn ahaansho.
Ka x.: wax aan raalli ka ahayn wax la sameeyey ahaansho.
Ku x.: wax, wax aad u jecel ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag: