Qeexid
"Wax maamulid."
Qeexid Xigta
Cid go'aan maxkamadeed ku qaadid.
"Wax maamulid."
Cid go'aan maxkamadeed ku qaadid.
Wadaag:
xukun militeri m.l 1. (siyaa.) Dawlad militri oo ku qabsatay awoodda xukunka xoog militeri, doorasho la'aan. 2. (siyaa.) Sharciyo gaar ahaan lagu soo rogo dal, awood dhe raadna siiya taliyaasha xoogga dalka, markuu dalkas gudihiisa ama dibaddiisa dagaal halis ah ka jiro.
Wadaag:
Talis, guddoon.
ld xugmi. Go'aan maxkamadeed.
ld xakaamad, xukuumad. Dowlad; dawlo. ld xugun.
m.l
Wadaag:
xukun-la'aan m.dh 1. (siyaa.) Dawlad la'aan. 2. (siyaa.) Dhaqdhaqaaq siyaaso-bulshadeed oo aaminsan in qaranku uu ku dhisnaado xuriyadda iyo madaxbannanidda qofka.
Wadaag:
(-umay, -untay; -umi) U r.: cid si joogto ah wax u siin.
f.g1
Wadaag:
Wax xukun ku dhacay ahaansho.
f.mg4
-mnaa, -mnayd
Wadaag:
(jool.) Badhtamaha dhulka ee ka hooseeya carro-jiifka dhulka, hexroorkii suna yahay 6900 oo mitir, oo leh cufnaan sare, kana kooban nikal iyo xadiid.
m.dh
Wadaag: