Qeexid
"Tiro wax kale oo la nooc ah fiicnaan uga doorid."
Qeexid Kale
Kayn iwm dhex marid.
Qeexid Xigta
Wax, wax kale ka dhex baarid.
"Tiro wax kale oo la nooc ah fiicnaan uga doorid."
Kayn iwm dhex marid.
Wax, wax kale ka dhex baarid.
Wadaag:
(xushay, xulatay) Wax badan kuwa ugu wanaagsan kala bixid.
f.g3
Wadaag:
Wax fiicnaan ay leeyihiin ku soocasho.
Wax, wax ka baarasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax xul lagu sameeyey ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Cawska jiilaalkii xoolaha dhirta hoosteeda looga guro.
ld huluul, xaluul. (-llo, m.l./dh) Xuluulasho; dhexgal; huluu lad.
m.dh
Wadaag:
Kulayl lagu socdo kabo la'aan awgeed cago biyo gelid.
f.g1
-oway, -owday
Wadaag:
Laba qof, laba dawladood, laba cidood ama ka badan oo gacan saar yeesha ama isbahaysi.
m.dh
Wadaag:
Nagaar caws ah oo mirihiisa la cuno ama sanuunadda iyo wixii la mid ah lagu geedeeyo.
m.dh
Wadaag:
Meel kayn ah dhexgelid adiga oo is gaabinaya.
Irrid gaaban ka hoos dusid. ld huluulo, xaluulo.
f.g
Wadaag: