Qeexid
ld xulasho.
ld xulasho.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld xuluulasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax xul lagu sameeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nagaar caws ah oo mirihiisa la cuno ama sanuunadda iyo wixii la mid ah lagu geedeeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Laba qof, laba dawladood, laba cidood ama ka badan oo gacan saar yeesha ama isbahaysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Dad is bahaystay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Tiro wax kale oo la nooc ah fiicnaan uga doorid.
Qeexid Xigta: Wax, wax kale ka dhex baarid.
Qeexid Kale: Kayn iwm dhex marid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax badan kuwa laga soo xushtay.
Qeexid Xigta: ld xulid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg xulo. ld xulad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Wax badan inta laga soo xushay oo ugu wareegsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax fiicnaan ay leeyihiin ku soocasho.
Qeexid Xigta: Wax, wax ka baarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Qeexid: (xushay, xulatay) Wax badan kuwa ugu wanaagsan kala bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld xuluulasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -oway, -owday
Qeexid: Kulayl lagu socdo kabo la'aan awgeed cago biyo gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld xalus.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld xolxol.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld lulasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld xul1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg xuli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Digirta baalkeeda kore.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Biyo gala cagaha marka kabo la'aan lagu socdo kulayl.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]