Qeexid

"Dad is bahaystay."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xulafo oo kali ah:
  • Jaroslaw Kaczyski, Ra'iisal-wasaaraha cusub sannado badan ayuu ahaa maskaxda ka dambaysa koox siyaasiyiin xulafo ah oo uu ku jiray mataankiisa Madaxweynaha ah Mr.
  • Gebi ahaanba dadka Baydhabo ayaa ka cabsi qaba in khilaafkaan uu keeno gacan ka hadal dhexmara ciidamadaan soo buuxdhaafiyay magaalada iyada oo ciidamada Ethiopia oo ay xulafo yihiin dhinacyada is haya ku wareersan yihiin sida u dhexgali lahaayeen.