Qeexid
"Nagaar caws ah oo mirihiisa la cuno ama sanuunadda iyo wixii la mid ah lagu geedeeyo."
"Nagaar caws ah oo mirihiisa la cuno ama sanuunadda iyo wixii la mid ah lagu geedeeyo."
Wadaag:
(xushay, xulatay) Wax badan kuwa ugu wanaagsan kala bixid.
f.g3
Wadaag:
Wax fiicnaan ay leeyihiin ku soocasho.
Wax, wax ka baarasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Tiro wax kale oo la nooc ah fiicnaan uga doorid.
Wax, wax kale ka dhex baarid.
Kayn iwm dhex marid.
f.g1
Wadaag:
Wax xul lagu sameeyey ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag: