Qeexid Xigta

ld xul1 (2).

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xulid oo kali ah:
  • Xasan Sheekh ayaa markii la dhaariyey u mahadceliyey Xildhibaanada inta dooratay iyo inta aan dooran, wuxuu kaloo u mahadceliyey guddoonka baarlamaanka & guddigii xulida ergooyinka iyo beesha Caalamka.
  • Waxay ugu baaqday odayaasha dhaqanka ee ku howlan soo xulidda wakiillada baarlamaanka inaaneyn xaasaskooda ama kuwa ay awoowaha u yihiin ka dhigaan xubnaha haweenka ee galaya baarlamaanka.