Qeexid

"Cawska jiilaalkii xoolaha dhirta hoosteeda looga guro."

Qeexid Xigta

ld huluul, xaluul. (-llo, m.l./dh) Xuluulasho; dhexgal; huluu lad.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xuluul oo kali ah:
  • Dhegaystayaashayada dhakada amranow waxaynu soo gaadhnay amintii aanu idinka dibirin jirey warkii dunida oo kankoonsan, waxaana maalinkan maanta ah idin xuluulin doona weriye Mr.
  • Madaxweynaha Maraykanka Birisidhen Buushe ayaa beryahanba garba-duub looga hayey inuu Ciraaq Col xuluuliyo, isaga oo yidhi kurayga yar ee Maraykanka u taliyaa “I can’t sleeping aayar oo dhalatay.