Qeexid
"eeg xuluulo. ld huluulad, huluulasho, xaluulad, xaluulasho, xuluul xuluuli f.g2 Wax xuluul gelin."
[-iyay, -isay]
xuluulash yay
xuluulash say
m.f.dh"eeg xuluulo. ld huluulad, huluulasho, xaluulad, xaluulasho, xuluul xuluuli f.g2 Wax xuluul gelin."
Wadaag:
Cawska jiilaalkii xoolaha dhirta hoosteeda looga guro.
ld huluul, xaluul. (-llo, m.l./dh) Xuluulasho; dhexgal; huluu lad.
m.dh
Wadaag:
Meel kayn ah dhexgelid adiga oo is gaabinaya.
Irrid gaaban ka hoos dusid. ld huluulo, xaluulo.
f.g
Wadaag:
(baay.) Marka laga hadlayo aragtida Daarwin, dariiqad ku soo darta tadawurka sinjiyo cusub oo xayawaan iyo dhirba leh.
m.l
Wadaag:
Wax, wax kale la dhexgeliyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax xul lagu sameeyey ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag: