Qeexid
Wax, wax kale la dhexgeliyey ahaansho.
[-naa, -nayd]
f.mg4Wax, wax kale la dhexgeliyey ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg xuluushan. ld xuluushanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld xuluushanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Cawska jiilaalkii xoolaha dhirta hoosteeda looga guro.
Qeexid Xigta: ld huluul, xaluul. (-llo, m.l./dh) Xuluulasho; dhexgal; huluu lad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -shnaa, -shnayd
Qeexid: Wax laaluush qaatay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Qeexid: Meel kayn ah dhexgelid adiga oo is gaabinaya.
Qeexid Xigta: Irrid gaaban ka hoos dusid. ld huluulo, xaluulo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax, wax kale dusha ka saaran ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld macaluulan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld xuluulasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg xuluuli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax xul lagu sameeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld xalus.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Digirta baalkeeda kore.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld macaluulnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: eeg xuluulo. ld huluulad, huluulasho, xaluulad, xaluulasho, xuluul xuluuli f.g2 Wax xuluul gelin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg fuushan. ld fuushanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]