"X. ah: qof jecel in arrin laysku haayo xumaani ka dhacdo."
Wadaag:
Kulaylka jirka oo sarakaca jirro awgeed.
m.dh
eeg xumee. ld xumays1.
m.f.dh
eeg xun. ld xumaansho, xumi.
ld xumayn.
m.l
Cawro; oogada dadka inta la qarsho.
Hilbaha inta uurkujirta ah.
Xoolaha iyo dadka intooda tabarta yar.
m.dh.u
Wax wax dhima ama waxyeello leh ama la qoonsado.
wax xun ahaansho ama noqosho.
/dh eeg xumaan.
X. ah: qof jecel in xumaani dhacdo.