Qeexid
"eeg xumee. ld xumays1."
"eeg xumee. ld xumays1."
Wadaag:
Cawro; oogada dadka inta la qarsho.
Hilbaha inta uurkujirta ah.
Xoolaha iyo dadka intooda tabarta yar.
m.dh.u
Wadaag:
Wax wax dhima ama waxyeello leh ama la qoonsado.
wax xun ahaansho ama noqosho.
m.dh
Wadaag:
X. ah: qof jecel in arrin laysku haayo xumaani ka dhacdo.
m.l
Wadaag:
In yar oo aan badayn oo xoolo, ugaar iwm oo wada jira; horin; koox.
m.dh
Wadaag: