Qeexid
"Kulaylka jirka oo sarakaca jirro awgeed."
"Kulaylka jirka oo sarakaca jirro awgeed."
Wadaag:
(daaw.) Cudur la isqaadsiiyo oo uu keeno “arbo fiirus” waxa laga helaa Afrikada kulul iyo gobollada waqooyi ee koonfur Ameerika, waxa gudbiya kaneeco khaas ahaan “aedes Aegypti”, fiirusku wuxu baabi'iya soohyada beerka iyo kelyaha.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Cudur si aad ah la isu qaadsiiyo sida badan ku dhaca carruurta, waxaana keena baktiiriyada “streeptococcus”. Waxaana laga qaadaa qof qaba ama qof jeermigu jirkiisa ku jiro oo an bukin - waxaana la isugu gudbiya qufac ama caano jeermigu gaaray.
m.dh
Wadaag:
Wax xummadi hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Dad meel wada deggan oo dhaqan iyo dhaqaale wadaag ah.
Dad.
m.dh
Wadaag:
X. ah: qof jecel in arrin laysku haayo xumaani ka dhacdo.
m.l
Wadaag: