Qeexid

"(-ro, m.l) Xuddun."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xundhur oo kali ah:
  • Jinsiyo amiibooyinka ka mid ah waxay dhaliyaan xanuunka loo yaqaan xundhurta.
  • Luquntan uu sidii awr qooqan u gigayana waxa ka soo laalaada dabar yar (tie) oo xundhurtiisa ku idlaada.