Qeexid
"Bahal ka mid ah bahalaha sheekooyinka lagu tebiyo hase yeeshee ayan cidi weli arag oo leh ciddiyo dhaadheer oo ay wejiga kaga xagato dadka."
Qeexid Kale
Cadaa wadnimo yar oo dad ka dhexeysa.
Qeexid Xigta
Dafo.
"Bahal ka mid ah bahalaha sheekooyinka lagu tebiyo hase yeeshee ayan cidi weli arag oo leh ciddiyo dhaadheer oo ay wejiga kaga xagato dadka."
Cadaa wadnimo yar oo dad ka dhexeysa.
Dafo.
magac / noun
Dheddig / feminine
Wadaag:
Qolofta qaraha marka buruqda laga cuno.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
eeg xaraf.
m.dh.w
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
w (wadar) — wadar (plural)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
(-faf, m.l) Xuub yar oo harag jilicsan laga soo jeexay oo toobinka afka laga saaro. ld xug1 (2).
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Wax aan wanaagsanayn ahaansho.
Ka x.: wax aan raalli ka ahayn wax la sameeyey ahaansho.
Ku x.: wax, wax aad u jecel ahaansho.
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-umaa, -umayd
Wadaag: