Qeexid

"eeg xaq."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xuquuq oo kali ah:
  • Waxaa jira heshiisyo badan oo ah heshiisyada xuquuqaha bini-adanka, oo Finland waajib kaga dhigaya inay ku dhaqanto.
  • Dumarku waa cudud lagu tashado waxay leeyihiin xuquuq gaar ah, laakiin dalkeena Jamhuuriyadda Somaliland way il-duufeen, xataa way lumiyeen xuquuqdoodii ay ku lahaan jireen haykalka dawleed.