Qeexid
Cid faraheeda xoog wax uga qaadid.
[-iiyay, -iisay]
f.g2Cid faraheeda xoog wax uga qaadid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg xurgufsii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Iska horimaad yar oo laba qof ama ka badan ka dhexeeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]