Qeexid

"eeg xurmee."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xurmayn oo kali ah:
  • Waxa si xun loo maamulay habkii ilaalinta iyo tirinta codbixinta, islamarkaana lama xurmayn xeerkii loo dejiyay.
  • Yaanba meyd la xurmayne miyaan xitaa laga fikireynin caafimaadka dadka nool ee ay meydadku ku dhex dillaacayaan?