"Gasiin. ld xulquun."
Wadaag:
ld xurquun.
m.l
Wax aan wanaagsanayn ahaansho.
Ka x.: wax aan raalli ka ahayn wax la sameeyey ahaansho.
Ku x.: wax, wax aad u jecel ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Weel yar oo wax lagu beego oo afar qursi qaada; suus; madaal.
ld xaruun1.
(-uumay, -uuntay; -uumi) ld xaruun2.
f.mg1