Qeexid
"ld xaruun1."
"ld xaruun1."
Wadaag:
Talis, guddoon.
ld xugmi. Go'aan maxkamadeed.
ld xakaamad, xukuumad. Dowlad; dawlo. ld xugun.
m.l
Wadaag:
Godka yarka ah oo caloosha bartankeeda ku yaal.
Hab waalidku carruurtiisa wax xoolo ah, u siiyo (ilmaha dhashay xuddunta laga gooyo baa neefka la siinayo loogu xiraa; xuddunxir).
m.dh
Wadaag:
Dareen meel oogada ka mid ahi iska dareento oo ay la kaarto ama dhuuri ula rooro, nabar ku dhacay ama waxyeello kale oo gaartay darteed; kaar; dhuuri; halac; laxaw.
Caafimaad iyo fayoobi la'aan; cudur; bugto; jirro.
m.l
Wadaag:
Weel yar oo wax lagu beego oo afar qursi qaada; suus; madaal.
m.l
Wadaag:
Ul dheer oo afka ganto ku leh oo caanaha iwm lagu walaaqo.
Ul gaaban oo af buuran leh oo soorta la karinayo lagu walaaqo. ld xurbiye, xurbo, xurub.
m.l
Wadaag: