Qeexid
"eeg xushlee."
"eeg xushlee."
Wadaag:
Orod laafyo badan.
Si xarrago iyo mardaaddi leh u socoshada.
m.l
Wadaag:
Sharaf iyo wanaag laga kasbado bulshada dhexdeeda; xurmo; muuno. ld xishmo, xushmad.
m.dh
Wadaag:
eeg khabash kabashlee. ld kabax-kabaxlayn.
m.f.dh
Wadaag:
Cid xushmo u yeelid. ld xushmadee.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag: