Qeexid
"Orod laafyo badan."
Qeexid Xigta
Si xarrago iyo mardaaddi leh u socoshada.
"Orod laafyo badan."
Si xarrago iyo mardaaddi leh u socoshada.
Wadaag:
Sharaf iyo wanaag laga kasbado bulshada dhexdeeda; xurmo; muuno. ld xishmo, xushmad.
m.dh
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Quwaax meseggo oo aan lahayn dhacaan badan oo laga mashiiqsado.
m.l
Wadaag:
Cid xushmo u yeelid. ld xushmadee.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Allabari cid dhimatay loo sameeyo.
Damaashaad loo sameeyo dhacdo taariikh leh.
m.l
Wadaag:
Wax soo hadal qaadid.
Cid dhimatay Allabari u samayn.
Dhacdo tariikh leh xaflad u samayn.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
(f.g) Wax dhudhun ku cabbirid.
(f.mg) U x.: wax ama cid u iilasho.
(f.g) Orod gaaban ordid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag: