Qeexid

"Cid xushmo u yeelid. ld xushmadee."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xushmee oo kali ah:
  • Wuxu dhalinyarada kula dardaarmay in ay muujiyaan ciyaar-wanaag oo si wanagsan u ciyaaraan oo ay isku xushmeeyaan si ay u qanciyaan daawadayaasha iyo dadka kala socda warbaahinta cayaarta.
  • Saalim, ayaa noqonaya darawalkii afaraad oo hay'adda WPF looga dilo gudaha Somalia sanadkaan oo qura, waxayna hay'addu ka codsatay dhinacyada is haya inay xushmeeyaan shaqaalaha gargaarka ka shaqeynaya ee caawinaya dadka Soomaaliyeed.