Qeexid
"Orod gacmuhu laaban yihiin xawli gaaban ku ordid."
[-bay, -btay]
xusulduub2 ay
xusulduub2 tay
f.mg1"Orod gacmuhu laaban yihiin xawli gaaban ku ordid."
Wadaag:
(-bab, m.l) (c.nafl.) Nudo kiish oo kale ah kuwaas oo daboola isku xidha ama ku dhereran unugyada bayoolojiyeed iyo organ yarayaashooda, organnadooda iyo dhismayaashooda kale.
m.l
Wadaag:
Iyadoo gacmuhu laaban yihiin ordid.
U s.: wax qabashadooda u ordid. ld xusulduub2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Neef si uusan u cararin boqonta xarig kaga giijin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Xusul mudasho.
Dhudhun wax ku cabbirasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Awoodda maskaxda ee kaydin ta dhacdooyinka.
Gocashada dhacdo qof raad ku reebtay.
m.dh
Wadaag:
Cid waxay ilowsanayd garwaaqsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid waxay illow sanayd garwaaqsasho.
f.g3
-stay,-satay
Wadaag:
Cid wax horay u dhacay maskaxda ku haysa ahaansho.
f.g4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-rro, m.dh) Buug lagu qoro waxyaabaha la doonayo inaan la illaawin.
m.l
Wadaag:
Meel la dhigo dukumentiga muhimka ah.
Dhigidda meel taariikh ah la dhigo ubax xusuus ah.
m.l
Wadaag: