Qeexid
"Meel la dhigo dukumentiga muhimka ah."
Qeexid Xigta
Dhigidda meel taariikh ah la dhigo ubax xusuus ah.
"Meel la dhigo dukumentiga muhimka ah."
Dhigidda meel taariikh ah la dhigo ubax xusuus ah.
Wadaag:
Awoodda maskaxda ee kaydin ta dhacdooyinka.
Gocashada dhacdo qof raad ku reebtay.
m.dh
Wadaag:
Cid waxay illow sanayd garwaaqsasho.
f.g3
-stay,-satay
Wadaag:
Cid waxay ilowsanayd garwaaqsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid wax horay u dhacay maskaxda ku haysa ahaansho.
f.g4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-rro, m.dh) Buug lagu qoro waxyaabaha la doonayo inaan la illaawin.
m.l
Wadaag:
Orod gacmuhu laaban yihiin xawli gaaban ku ordid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Xusul mudasho.
Dhudhun wax ku cabbirasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: