Qeexid
"Xuub ka sare iska siibid."
Qeexid Xigta
Qaabka sare beddelid.
[-saday, -satay]
xuubdillaacs aday
xuubdillaacs atay
f.mg3"Xuub ka sare iska siibid."
Qaabka sare beddelid.
Wadaag:
(-bab ..., m.l) (daaw.) Xubin jirka ka mid ah haddii ay ka baxdo meeshii ay caadi ahaan ku taalley.
m.l
Wadaag:
eeg xuubdillaacso. ld xuubdillaacsad, xuubdillaacsi.
m.f.dh
Wadaag:
Mas iwm xuub ridid.
Nafley cayilid.
Nafley muuqaalkeedii hore mid ka fiican yeelasho. ld xuubsiibo.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Heerkii ay ku duuli lahayd gaarid (shinbir).
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Mukalaal iwm oo dhashay indhafurasho.
Ilbixid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Duleelka beejada weynaan.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Awr qoor ah doobbo soo ridid bilaabid.
Qof codkar ah noqosho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax, wax kale ka dillaacsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Xuubka hore ka diirasho, ka muruxso.
Canaan iyo dagaal kulul cid ku samayn.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-bab, m.l) (c.nafl.) Nudo kiish oo kale ah kuwaas oo daboola isku xidha ama ku dhereran unugyada bayoolojiyeed iyo organ yarayaashooda, organnadooda iyo dhismayaashooda kale.
m.l
Wadaag:
Lakab ama baal khafiif ah, oo jilicsan, oo xubnaha nafleyda meelo ka mid ah ku rogan, ku dahaaran.
Baal jaadkaas ah, oo dhirta iniinaheeda ama meeleheed kale ku rogan.
m.l
Wadaag:
(-bab ..., m.l) (c.nafl.) Xuub qoyan oo gudaha kaga malaasan xubnaha qaab dhuumeedka leh iyo xubnaha daloola sida: sanka, daloollada sanka xiga qaybta neef mareenka, xameyti mareenka iyo qaybta ganaca. Afka waxaa ku malaasan xuub dhis mihiisu isbedbeddelo. Xuubka malaasku wuxuu ka sameysanyahay: ebiteliyum oo ugu sareeya waxaana ku yaal qanjirro yar-yar oo sameeya xab, waxaana ka hooseeya lakab soohxiriiriye ah iyo lakab ah muruq-xuubeed oo ugu hooseeya.
m.l
Wadaag:
xuubka saynuufiyal m.l (-lo, m.dh) (c.nafl.) Xuub ka samaysan nudo isku xidhayaal, kaas oo sameeya kiish ku wareegsan kala goys dhaqdhaqaaq samayn kara, sida kala goyska suxulka, oo labada dhinacba kaga dhegsan laf. Kiishka waxaa ka buuxa dheecaan isjiidanaya oo subka korka sare ee carjowda kala goyska.
Wadaag:
(f.g) Caano degdeg u qurqurin.
(f.mg) Wax qolof ama ded saarnaa ka qaadid.
(f.mg) Xoolo iwm degdeg ku kaxayn.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag: