Qeexid
"eeg xuubsiibo. ld xuub siibad."
"eeg xuubsiibo. ld xuub siibad."
Wadaag:
Xuubka ama haragga duugooba ka bixid, ka siibasho (halaqu sanadiiba dhawr jeer buu xuub siibtaa).
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Xuubka hore ka diirasho, ka muruxso.
Canaan iyo dagaal kulul cid ku samayn.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg xuubdillaacso. ld xuubdillaacsad, xuubdillaacsi.
m.f.dh
Wadaag:
(-bab, m.l) (c.nafl.) Nudo kiish oo kale ah kuwaas oo daboola isku xidha ama ku dhereran unugyada bayoolojiyeed iyo organ yarayaashooda, organnadooda iyo dhismayaashooda kale.
m.l
Wadaag:
Lakab ama baal khafiif ah, oo jilicsan, oo xubnaha nafleyda meelo ka mid ah ku rogan, ku dahaaran.
Baal jaadkaas ah, oo dhirta iniinaheeda ama meeleheed kale ku rogan.
m.l
Wadaag:
xuubka timbaanik m.l (-kyo, m.dh) (c.nafl.) Xuubka kala sooca qaybta kore iyo qaybta dhexe ee dhegta. Wuxuu sameeyaa dhaq dhaqaaq uu ugu jawaabayo hirarka codka, isaga oo u gudbinaya barta maqalka, siina marinaya laf dhexe-dhegoodka.
Wadaag: