Qeexid
"eeg xuuri."
"eeg xuuri."
Wadaag:
Qori yar oo af fiiqan leh oo hasha irmaan sanka looga mudo si ilmo loogu sidko.
Qori yar ooo af fiiqan leh oo timaha lagu tuuro.
m.l
Wadaag:
Culays ku yimaada neefta marka nafley orod ku daasho ama hawl iwm. ld xiiq.
m.dh
Wadaag:
Cid xuurto badid. ld xuurtaysii.
f.g2
-teeyay, -taysay
Wadaag: