Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
xuurtaysii
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
Fal / verb
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `xuurtaysii`
xuurtaysiin
Qeexid
ld xuurtayn.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xuurtayn
Qeexid
eeg xuurtee.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xumbaysii
Qeexid
Ka x.: wax xumbo ka keenid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
xuurto
Qeexid
Culays ku yimaada neefta marka nafley orod ku daasho ama hawl iwm. ld xiiq.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xuurtee
Qeexid
Cid xuurto badid. ld xuurtaysii.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
xayaysii
Qeexid
Badeeco iwm iidheh u samayn.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
xuur
Qeexid
Inan da' yar.
X. ah: yar, aan weyneyn.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
xuurtood
Qeexid
eeg xuurtoo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
qataysii
Qeexid
Cid wax ka qadin.
Cid dhibaato iyo hagardaamo gaarsiin.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
xuur
Qeexid
Gabar yar oo aan fil weyneyn.
Shimbir luqun dheer.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
guuraysii
Qeexid
Nafley habeen wadid. ld guureggeli.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
caataysii
Qeexid
Wax caato ah ka dhigid.
Wax dallan ka dhigid. ld caatee.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
xuurin
Qeexid
eeg xuuri.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xuuralcayn
Qeexid
Gabdho aad u qurxoon oo jannada jooga.
Gabadh aad u qurxoon una dabci wanaagsan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: