Qeexid
"“X.!”: erey carruurta lagu yiraahdo marka la cabsiinayo."
"“X.!”: erey carruurta lagu yiraahdo marka la cabsiinayo."
Wadaag:
Subag hilibka geela laga shiilo oo sida xayrta adkaata.
m.dh
Wadaag:
Lakab ama baal khafiif ah, oo jilicsan, oo xubnaha nafleyda meelo ka mid ah ku rogan, ku dahaaran.
Baal jaadkaas ah, oo dhirta iniinaheeda ama meeleheed kale ku rogan.
m.l
Wadaag:
(-bab, m.l) (c.nafl.) Nudo kiish oo kale ah kuwaas oo daboola isku xidha ama ku dhereran unugyada bayoolojiyeed iyo organ yarayaashooda, organnadooda iyo dhismayaashooda kale.
m.l
Wadaag:
xuubka timbaanik m.l (-kyo, m.dh) (c.nafl.) Xuubka kala sooca qaybta kore iyo qaybta dhexe ee dhegta. Wuxuu sameeyaa dhaq dhaqaaq uu ugu jawaabayo hirarka codka, isaga oo u gudbinaya barta maqalka, siina marinaya laf dhexe-dhegoodka.
Wadaag:
Xuubka hore ka diirasho, ka muruxso.
Canaan iyo dagaal kulul cid ku samayn.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Culays ku yimaada neefta marka nafley orod ku daasho ama hawl iwm. ld xiiq.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Caano degdeg u qurqurin.
(f.mg) Wax qolof ama ded saarnaa ka qaadid.
(f.mg) Xoolo iwm degdeg ku kaxayn.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
xuubka saynuufiyal m.l (-lo, m.dh) (c.nafl.) Xuub ka samaysan nudo isku xidhayaal, kaas oo sameeya kiish ku wareegsan kala goys dhaqdhaqaaq samayn kara, sida kala goyska suxulka, oo labada dhinacba kaga dhegsan laf. Kiishka waxaa ka buuxa dheecaan isjiidanaya oo subka korka sare ee carjowda kala goyska.
Wadaag:
Socod aayar ah oo aan meel la tageyn socosho.
Isku x.: laba nafley isku dirid.
f.mg2
-dheeyay, -dheysay
Wadaag: