Qeexid

y (ya') m.dh Xarafka saddex iyo labaatanaad ee alifba'da af soomaaliga waana shibbane.