Qeexid
"Kuma ayaa?, tuma ayaa? yaa2 e.we Maxaad tiri? Ku soo celi!"
"Kuma ayaa?, tuma ayaa? yaa2 e.we Maxaad tiri? Ku soo celi!"
Wadaag:
yaa4 qr. Yaan: markii qurubka diidmada 'aan 2' lagu lifaaqo amar diidmo ayuu muujiyaa. Tus. “Yaanu keenin”.
Wadaag:
(bot.) Geed dheer oo aad iyo aad u sal iyo jirrid iyo dhex weyn: mayraxdiisa waxaa laga sameeyaa xargo iyo waxyaalo kale; mirihiisu waxay leeyihiin qaabka qulucda, buruq la cunana waa leeyihiin.
m.l
Wadaag:
Dad, duunyo ama qalab kala firdhasho.
Ka soo y.: furuuruc iwm oo gada dusheeda ka soo bixid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Xilli ka mid ah xilliyada sannadka soomaalida oo roobab ka da'aan xeebaha bari.
Dhaxanta roobku keeno.
m.l
Wadaag:
Koor carrabbadeeda isku xirid si aanay u shanqarin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dad, duunyo ama qalab kala firdhin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ku y./ka y.: dhacdo qof sameeyey la fajicid.
U y.: wax dhibaato uga baqid (cid).
Ka y.: dhibaato ka baqid (cid). 4. Isla y.: cid fal ay samaysay ka qoomamayn.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Erey laga horgeeyo qof habaar tamay. Tus. “Cuqdaa iyo cawradaa cun!”, “Islahel!”.
e.d
Wadaag:
Bir xalleefsan oo af ballaaran iyo daab leh oo beeraha lagu falo.
Bir af ballaaran oo godan leh oo ay cagafcagaftu beeraha ku fasho.
m.dh
Wadaag: