Qeexid

"Dad, duunyo ama qalab kala firdhin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yaaci oo kali ah:
  • Runtii walaal wax badan baad is dhex yaacisay!
  • Rasaastii lagu yaaci jiray goobta ay ka dhacdo maanta waa laga dheeraanayaa, lamana dhegeysto ninkii lagu soo xoomi jiray marka uu ka hadlayo isku-dhac.