Qeexid

"Erey laga horgeeyo qof habaar tamay. Tus. “Cuqdaa iyo cawradaa cun!”, “Islahel!”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Erey naxwe,

Erey / word

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yaahuu oo kali ah:
  • Uuseey inta naxay buu sare u booday, oo kab dacas ah inta iska siibayuu la beegsaday guumeyskii fadhiyay dariishada isagoo leh, “Yaahuu iyo shaqfur!
  • Haadraawi baa lahaa: "Marka wiil ku guro naarta iyo godadka yaahuuda Ayey kii janada gayn lahaa dayasha goobtaaye Marka uu galaabuu iyada guba yidhaahdaaye."