Qeexid
"(-ooyin, m.l) ld yaanbo."
"(-ooyin, m.l) ld yaanbo."
Wadaag:
Bir xalleefsan oo af ballaaran iyo daab leh oo beeraha lagu falo.
Bir af ballaaran oo godan leh oo ay cagafcagaftu beeraha ku fasho.
m.dh
Wadaag:
Dhufashada ay dabada wax ku dhuftaan libaax-badeedka, yaxaaska iwm.
Si gaar ah oo lugaha la isugu dhufto marka biyaha gudohooda lagu jiro.
Dharka la dhaqayo oo lala dhaco wax adag (dhagax ama qori). 4. Hoore layiig ah, xumbeeya oo jirka, timaha iwm lagu dhaqo.
m.dh
Wadaag:
Kuma ayaa?, tuma ayaa? yaa2 e.we Maxaad tiri? Ku soo celi!
mu.we
Wadaag:
yaa4 qr. Yaan: markii qurubka diidmada 'aan 2' lagu lifaaqo amar diidmo ayuu muujiyaa. Tus. “Yaanu keenin”.
Wadaag:
Dad, duunyo ama qalab kala firdhasho.
Ka soo y.: furuuruc iwm oo gada dusheeda ka soo bixid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
(bot.) Geed dheer oo aad iyo aad u sal iyo jirrid iyo dhex weyn: mayraxdiisa waxaa laga sameeyaa xargo iyo waxyaalo kale; mirihiisu waxay leeyihiin qaabka qulucda, buruq la cunana waa leeyihiin.
m.l
Wadaag:
Xilli ka mid ah xilliyada sannadka soomaalida oo roobab ka da'aan xeebaha bari.
Dhaxanta roobku keeno.
m.l
Wadaag:
Biyo dhex mukhuurasho. ld dhumbo.
f.mg3
-baday, -batay
Wadaag:
Ku y./ka y.: dhacdo qof sameeyey la fajicid.
U y.: wax dhibaato uga baqid (cid).
Ka y.: dhibaato ka baqid (cid). 4. Isla y.: cid fal ay samaysay ka qoomamayn.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Dad, duunyo ama qalab kala firdhin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Koor carrabbadeeda isku xirid si aanay u shanqarin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: