Qeexid
(-ro, m.l) Mukulaal, dummad.
(-ro, m.l) Mukulaal, dummad.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh.u
Qeexid: (bot.) Miro guduudan ama cillaan xigeen ah oo la cuno iyagoo ceerin ama bisil; inta badan iidaankaa lagu daraa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Duubidda qof sarta wejiga duubo marka uu wax diiddanyahay
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Muddo badan hawl la'aan meel fadhiyid; yoxoobid; kuududid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Bir xalleefsan oo af ballaaran iyo daab leh oo beeraha lagu falo.
Qeexid Xigta: Bir af ballaaran oo godan leh oo ay cagafcagaftu beeraha ku fasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Fadhi; yoxoob; kuudud.
Qeexid Xigta: ld yuururid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
qr.dd
Qeexid: ld baa.
qr (qurub) - qurub (particle) [Qeyb: naxwe]
dd (Diirad) - Diirad (focus) [Qeyb: naxwe]
mu.we
Qeexid: Kuma ayaa?, tuma ayaa? yaa2 e.we Maxaad tiri? Ku soo celi!
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: yaa4 qr. Yaan: markii qurubka diidmada 'aan 2' lagu lifaaqo amar diidmo ayuu muujiyaa. Tus. “Yaanu keenin”.