Qeexid

"Dhirta magoolkeeda."

Qeexid Xigta

ld ya baalid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yabaal oo kali ah:
  • Dagaaladan oo si goos-goos ah u socday ilaa shalay ayaa waxay ka dhaceen deegaano hoostaga degmada Aadan-Yabaal oo ay horay gacanta ugu haysay Al-Shabaab, waxaana mas'uuliyiin ka tirsan Ahlusuna ay sheegeen inay qabsadeen.
  • Sanadkii 1975-kii waxa u noqday Guddoomiyaha degmooyinka Cadale iyo Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe, halkaasna wuxuu dejiyay danyartii loo jiheeyay xagga Kalluumeysiga badda.