Qeexid
"(-bqay, -baqday; -bqi) Dad ama nafley meel fog ka buuqid. ld jabaq2."
"(-bqay, -baqday; -bqi) Dad ama nafley meel fog ka buuqid. ld jabaq2."
Wadaag:
Hadal iyo dhawaaq dad meel du rugsan ka yeeraya. ld jabaq1, yabaaq.
m.l
Wadaag:
(-qo, m.l) (fiis.) Gariirka dhex maraya dhextaal loodsame ah, lehna rakaad iyo itaal nashaadin kara dareenka maqalka ee dhegta aadamaha. Rakaadka jabaqdu waxa uu u dhexeeyaa. 20 --> 20,000 heertis, waana gaalis maqalka.
m.dh
Wadaag:
(-bqay, -baqday; -bqi) Wax, dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka samaysan, daboolid. ld dabbaq.
f.g1
Wadaag:
Waxyaalo dadka wadaaddada qaba loo sameeyo, waxayna u dhexaysaa “saagootiga” iyo “ruqsada” (wadaaddo; fiqib buraale).
m.dh
Wadaag:
Ka y.: cid mingis, rooxaan iwm ka muddeyn (ka tu mid).
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(-bqay, -baqday; -bqi) Sacab, durbaan iwm oo hees, ciyaar iwm loo tumayo isla heli waayid.
f.mg1
Wadaag:
Wax xumaaday oo aan la dhami karin noqosho (caano).
Baqdin dareemid.
Ka b.: sharci, qawaaniin iwm wax khilaafsan faliddiisa ka digtoonaan si looga baxsado ciqaabta ay jebintiisu leedahay.
f.mg1
Wadaag: