Qeexid
"Ka y.: cid mingis, rooxaan iwm ka muddeyn (ka tu mid)."
[-reeyay, -raysay]
yabare eeyay
yabare aysay
f.g2"Ka y.: cid mingis, rooxaan iwm ka muddeyn (ka tu mid)."
Wadaag:
Qof fal samayntiisa dhimid.
Qof wax weyn ama tiradoodu badantahay wax yar ka dhigid. ld yareysii.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Waxyaalo dadka wadaaddada qaba loo sameeyo, waxayna u dhexaysaa “saagootiga” iyo “ruqsada” (wadaaddo; fiqib buraale).
m.dh
Wadaag:
Yaryar ka dhigid; jarjarid; dhuudhuubid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(-bqay, -baqday; -bqi) Dad ama nafley meel fog ka buuqid. ld jabaq2.
f.mg1
Wadaag:
Hadal iyo dhawaaq dad meel du rugsan ka yeeraya. ld jabaq1, yabaaq.
m.l
Wadaag:
Wax abaar ahka dhigid (meel). ld abaaraysii.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag: