Qeexid Xigta
ld yabooh1 (2).
ld yabooh1 (2).
Wadaag:
Baadi la hayo shir ka baafin.
Yabooh weyddiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dadka cayrta ah, baryada ay wax ku weyddiistaan; waxa kolkay yabooh sadaan la siiyo.
ld yaboohid.
m.l
Wadaag:
Ka y.: baadi meel shir ah ka naadin.
U y.: cid, cid kale taageero u weyddiin.
f.mg1
-hay, -hday
Wadaag: