Qeexid
"Guri yacay dhigid."
[-yay, -yday]
yacay2 ay
yacay2 day
f.g1"Guri yacay dhigid."
Wadaag:
Geedo yaryar iwm oo dhawraarin ahaan gogosha iyo dhulka la kala dhexgeliyo; asgogol.
m.l
Wadaag:
Guri wax yacay la dhigay ahaansho.
f.mg4
-ynaa, -ynayd
Wadaag:
ld caay 1. Hadal ama fal qadaf ah oo cid loola jeedo.
God, shabaq, siriq ama bir iyo dabin kale oo loo dhigo ugaarta si ay ugu dhacdo.
Geedaha beerta laga guro oo inta la aruuriyo la gubo.
m.dh
Wadaag: